Posts

Showing posts from September, 2022

HARAR

Image
 Aayatiinka sheekh Abaadir  ------------------------------- Abaadirow soo uruuri caashaqa oo ha! Ereyada kor ku xusan waxaay udub-dhaxaad u’yihiin  heesahs  dhalinta  gebdho iyo wiilal ku hadaaqi jireen  todobaatanaadka iyo sideetanaadka boqoleyda labaatanaad ee dhawaan laga soo gudbe!  Sooyaalka,  suuganta iyo heesaha jaceelka  qaarkooda waaxa ka muuqda   in sheekh Abaadir aha  weli ama owliyo  aay cuskadaan dhalinta   wadnahooda jaceelka  saaqe.    Hase-ahaatee,  hadii  nasiib u’yeelatid inaad maalmo ku nagaatid magaalda Harar, una  u’kuur gashid keedka sooyaalka  qiimaha baadan ee ku bandhigan labada museum ee ka furan bartamha qeebta duuga ah ee magaalda,  waxaad kor  istaagi doonta sheeko kale oo  ka gedisan sida ku xusan  suugaanta aan qorneen ee bulshada Somaliyed iyo walaalaheeda, Oromada iyo Cafarta.  Hadaba run ahaantii Sheekh Abaadir waxuu aha...

Itoobiya ayaa heshiiskii ka joojisay shirkadii shidalka ku hawlanayd ee POLY-GCL.

Image
  Shacabka Deeganka ayaa shirkadan dhib ku qabay,waxaa jirtay daddaal ay sameeyen xildhibaano Deeganka ka tirsan oo lagu doonayay in lagu helo lacago loogu tallo galay horumarinta dadka deggan agagaarka shidaalka laga qodayo.[Hormarka asaasiga ah,waxbarasho,biyo iyo xarruumo cafimaad] Waxaan surtagalin in shirkadan laga soo dhiciyo xuquuqihi ay ku lahaayen dadka ku nool agagaarka ceelasha ee ay dhibaatadu saamaysay. W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)                         VOSS TV

Diyaarad la waayey meel ay martay dabadeed si lama filaan ah dib ugu soo noqotay 37 sanno ka dib, waa qisada duulimaadka 914 ! 

Image
  Waa arrin amakaag ku noqotay qof walba oo isku daya inuu wax ka ogaado qisada duulimaadka 914 ama sida ay dadka badankiisu ugu yeedhaan inaad waqtiga ku safartid.  Sannadkii 1955-july-2 ayaa diyaaradan ka duushay madaarka newyork kuna sii jeeda magaalada miami ee dalka maraykanka, balse diyaaradan ayaa si lama filaan ah loo waayey, waxaa lugu baadhay raadaarrada iyo taawarrada lugu hago lagamana helin wax fariin ah oo ku saabsan diyaarada duulimaadkeedu yahay 914.  Waxaa bilaabmay hawlgallada lugu baadigoobayo khadadkii ay diyaaraddu ahayd inay marto, wuxuu baadhitaankaas ku fashilmay in aan  la helin wax caddayn ah oo sheegaya inay diyaaraddu burburtay, laakiinse maraykanka gudihiisa ayaa muran ballaadhan ka dhashay sannadkii 1955, markii diyaaradda uu duulimaadkeedu yahay 914 meel lugu sheegi waayey sidaasna markii dambe dawlada maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay diyaaraddu ku burburtay meel aan la garanayn, waxaa dadkii saarna diyaaradda qoysaskoodi la siiyey la...
Image
 Madaxwe yne Mustafe ayaa kulan sagootin ah ugu sameeyey mdaxtooyada deegaanka Soomaalida Cabdiraxmaan  Iid Daahir oo Abiy Axmed u magacaabay ku-xigeenka Wakaaladda Maalgashiga Itoobiya. Cabdiraxmaan Iid ayaa ka mid ahaa wasiirada ugu saamaynta badan xukumada madaxweyne Mustafe.

NINBA WAXBA DHIBAYEE GAALKA GARBO SOO KOR DAGAY AYAA IDHIBAYA 

Image
  gurayahan idiin muuqada waxa laga dhisay inta u dhaxaysa magalada garbo iyo qabalaha mugwayn goobtu waa bali abaad korkiisa  guryahan waxa dhisay qolada wadada samynaysa waxayna dhaheen waxan ka dhigayna kaabi ama goobta uu dago shaqaaluhu  sidaan horay usoo arki jiray waxaba ka badalan  sababto ah awal hore waxay samaysan jireen guryo jiingada isku garaaca ama teendhooyin ay galaan shaqaalhu Lkn tani manta mahan sidii hore OO waxba ka badaln intaas OO guriya oo nooca loo dhisay ay tahay sidii magaalo oo kale  waxad moodaa magalo caasimada waxan odhan hadii ay dhawaan marku mashruucu dhamaado ka guurayan waa mid sax ah oo waxay u hadhayan bulshada ree garbo ma dawladu hala wareegtba midkii dooni ha noqodane  sida ay hada u muuqato mahane mid laga guuri doono dhawaan  sababto ah waxay noqon doontaa mid salka ku haysa beeritan qoomiyadaha kale ee Ethopianka ah waxy noqon doonta goobata lumin doonta mustaqbalka iyo ahaya dhalinyaro badan oo hada caafima...

Somali women guerrilla fighters from the Ogaden region of Ethiopia.

Image
  Somali women guerrilla fighters from the Ogaden region of Ethiopia.

Jigjiga24.com

Image
 Waxa bilaabmey imtixaam ka xaqiijinta tayada Xirfad layaasha ee COC ga heerka 3aad tiro dhan 296 ardey ayaa ku qaadanaya xarunta wakaalada ee Caasimada Jigjiga. Ardeydan ayaa wax ku barta kuliyada Caafimadka ee Jigjiga Health science college, waxa aaney iskugu jiraan qaybaha kala duwan ee culuumta Caafimaadka. Marka ay hada dhameystaan heerka 3aad ee qiimaynta tayada Xirfadlaha ayaa waxey u gudbi doonaan heerka 4aad ee imtixaamka oo ah kan ugu danbeeya. Dhamaad Waxii faahfaahin ah kala xidhiidh Waaxda xidhiidhka dad waynaha ee Wakaalada Xaqiijinta Tayada Xirfadlayaasha ee Deeganka Somalida ( COC )

Mukhtaar jigjigaawi oo jigjiga lagu xidhay

Image
 Maxaa  ka jira xadhiga  fanaankan 

DAWLAD DEEGAANKA SOOMAALIDA.ODAYAASHAN

Image
 Magacaabista; Wasiir-ku-xigeenada xafiisyada DDS. Xafiiska nabadgalyada  1. Mudane Maxamed Maxamuud Aadan Xafiiska waxbarashada 1. Mudane Maxamed Muuse Guure 2. Mudane Guuleed Axmed Cali 3. Cumar Aadan Xasan Xafiiska maraynta Khatarta  1. Mudane Bashiir Xuseen Cilmi Xafiiska Xoolaha. 1. Mudane Xasan sheekh Yuusuf Xafiiska Dakhliga 1. Mudane C.qaadir Macalin shukri  Xafiiska Beeraha 1. Mudane Cabdi Nuur Faarax  Xafiiska Horumarinta Magaaloyinka. 1. Eng. Yonis Nuur Cabdi  Xafiiska Ganacsiga. 1. Mudane Saadiq Cabdiqadir Khaliif 2. Mudane Abdullahi Adan Yuusuf  Xafiiska Biyaha 1. Eng. Cabdi Ciid Xafiiska Caddaaladda 1. Mudane Maxamed Daahir Xaashi 2. Mudane Faysal Aaye Aare  Xafiiska Dhaqanka & Dalxiiska 1. Marwo Cabdicasiis   Xafiiska Warfaafinta  1. Mudane Bashiir Sheekh Siciid  Xafiiska Iskaashatooyinka 1. Mudane Khaliif Macalin Cadow Gudomiyaha Gobolka Liibaan 1. mudane Abdullahi Yuusuf Cali

General moorgan

Image
 Sannadkii 1949 ayuu Sarreeye Gaas Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ku dhashay degmada Qardho oo markaas ka tirsanayd Gobolka Bari.  Waxbarashadiisa Hoose iyo dhexe wuxuu ku qaatay dugsiga hadda loo yaqaan Xaaji Mire oo ku yaalla magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.  Kadib wuxu u wareegay magaalada Muqdisho halkaas oo uu Waxbarashada dugsiga Sare ka dhammaystiray Iskoolkii lagu magacaabi jiray ALLAAH.  Sannadkii 1967 ayuu ku biiray Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed islamarkaana uu si rasmiya u bilaabay Shaqada u adeegga Qaranka Soomaaliya.  Tababarro kala duwan oo heerkoodu sarreeyo ayuu ku soo qaatay dalalka Russia iyo Maraykanka oo uu ku soo bartay kulliyadda loo yaqaan Staff college.  Ciidanka Madaxtooyada Qaranka ayuu mudda 7 sano ah kamid ahaa gaar ahaanna Ilaalada Khaaska ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jaalle Maxamed Siyaad Barre.  Dhammaan xilalka uu soo maray waxa uu ka soo qabtay dowladdii Kacaanka ee Madaxweyne Jaalle Siyaad oo dalka ...

Somalia

Image
 Genaral Odawaa "Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya wuxuu cadeeynayaa inaysan waxba ka jirin sheegada kooxda Nabadiidka Al-shabaab oo ah inay askar katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku dileen degaanka Nambar 60 ee Gobolka Shabeelaha hoose.  Waxaan Ummadda Soomaaliyeed u cadeeyneeyna inuu  warkaasi yahay mid aan sal iyo raad lahayn oo been abuur ah. Ugu dambeeyn ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya wuxuu u taagan sidii dalka oo dhan looga nadiifin lahaa Argagixisada dhibaatada ku heeysa Shacabkeena qiimahan..."Genaral Odawaa "Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya wuxuu cadeeynayaa inaysan waxba ka jirin sheegada kooxda Nabadiidka Al-shabaab oo ah inay askar katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku dileen degaanka Nambar 60 ee Gobolka Shabeelaha hoose.  Waxaan Ummadda Soomaaliyeed u cadeeyneeyna inuu warkaasi yahay mid aan sal iyo raad lahayn oo been abuur ah. Ugu dambeeyn ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya wuxuu u taagan sidii dalka oo dhan looga nadii...

Booliska Dalka Nigeria ayaa Sheegay in ay Soo qabteen Ninkaan oo ay Sheegeen in uu dab Qabadsiiyay Guri ay daganayd Gabar uu Jeclaa oo Nin Kalle Karaacday. Shefic oo ah Ninkan ay boolisku Soo qabteen ayaa Sheegay in Ficilkaasi u Sameeyay in uu Rabay in uu Gubo Gabadha Sida ay Qalbigiisa U Gubtay oo Kalle

Image
 Booliska Dalka Nigeria ayaa Sheegay in ay Soo qabteen Ninkaan oo  ay Sheegeen in uu dab Qabadsiiyay Guri ay daganayd Gabar uu Jeclaa oo Nin Kalle Karaacday. Shefic oo ah Ninkan ay boolisku Soo qabteen ayaa Sheegay in Ficilkaasi u Sameeyay in uu Rabay in uu Gubo Gabadha  Sida ay Qalbigiisa U Gubtay oo Kalle

Jigjiga

Image
 FARIINTA HOOGAANKA NABADGALIYADA MMJ. SEP-14-2022. Hogaanka Nabadgaliyada MMJ mudane Abdiraaq ayaa awaamiir iyo talaabiiyin cusub oo sare loogu qaadayo amniga caasimada lawadaagay qaybaha kala duwan ee laamaha amniga caasimada ka hawlgal Sida...Saraakiisha caadimada Gudiyada amniga Xaafadaha iyo Maamulada Xaafadaha MMJ. Fariinta hogaanka ayuu nuxurkeedu ahaa sidii loo dhaadhicin ilaa heer xaafadeed dhamaan qorshayaashii iyo soo jeedimihii kasoo kala baxaya kulamadii u danbeeyay ee waaxaha hawlgalada gaarka ah ee Xafiiska Nabadgaliyada MMJ iyo soo jeedimihii kasoo baxay kulankii Gudida amniga caasimada oo uu maanta gudoominayay Maayarka Caasimada Mudane Eng. Siyaad.  X.N.MMJ