Booliska Dalka Nigeria ayaa Sheegay in ay Soo qabteen Ninkaan oo ay Sheegeen in uu dab Qabadsiiyay Guri ay daganayd Gabar uu Jeclaa oo Nin Kalle Karaacday. Shefic oo ah Ninkan ay boolisku Soo qabteen ayaa Sheegay in Ficilkaasi u Sameeyay in uu Rabay in uu Gubo Gabadha Sida ay Qalbigiisa U Gubtay oo Kalle

 Booliska Dalka Nigeria ayaa Sheegay in ay Soo qabteen Ninkaan oo  ay Sheegeen in uu dab Qabadsiiyay Guri ay daganayd Gabar uu Jeclaa oo Nin Kalle Karaacday.


Shefic oo ah Ninkan ay boolisku Soo qabteen ayaa Sheegay in Ficilkaasi u Sameeyay in uu Rabay in uu Gubo Gabadha  Sida ay Qalbigiisa U Gubtay oo Kalle



Comments

Popular posts from this blog

NOVEMBER 12, 2022

Ethiopia