Madaxwe


yne Mustafe ayaa kulan sagootin ah ugu sameeyey mdaxtooyada deegaanka Soomaalida Cabdiraxmaan  Iid Daahir oo Abiy Axmed u magacaabay ku-xigeenka Wakaaladda Maalgashiga Itoobiya.


Cabdiraxmaan Iid ayaa ka mid ahaa wasiirada ugu saamaynta badan xukumada madaxweyne Mustafe.

Comments

Popular posts from this blog

NOVEMBER 12, 2022

Ethiopia