NINBA WAXBA DHIBAYEE GAALKA GARBO SOO KOR DAGAY AYAA IDHIBAYA
gurayahan idiin muuqada waxa laga dhisay inta u dhaxaysa magalada garbo iyo qabalaha mugwayn goobtu waa bali abaad korkiisa
guryahan waxa dhisay qolada wadada samynaysa waxayna dhaheen waxan ka dhigayna kaabi ama goobta uu dago shaqaaluhu
sidaan horay usoo arki jiray waxaba ka badalan sababto ah awal hore waxay samaysan jireen guryo jiingada isku garaaca ama teendhooyin ay galaan shaqaalhu Lkn tani manta mahan sidii hore OO waxba ka badaln intaas OO guriya oo nooca loo dhisay ay tahay sidii magaalo oo kale
waxad moodaa magalo caasimada waxan odhan hadii ay dhawaan marku mashruucu dhamaado ka guurayan waa mid sax ah oo waxay u hadhayan bulshada ree garbo ma dawladu hala wareegtba midkii dooni ha noqodane
sida ay hada u muuqato mahane mid laga guuri doono dhawaan
sababto ah waxay noqon doontaa mid salka ku haysa beeritan qoomiyadaha kale ee Ethopianka ah waxy noqon doonta goobata lumin doonta mustaqbalka iyo ahaya dhalinyaro badan oo hada caafimad qab
laba mid uun ka filo goobatn inay noqoto xero Ciidan Ethiopian aha la keeno iyo inay noqoto magaalo gaaraha ooy dagaan Ethiopianku kadibna lumisa dhaqanka degaanka magalada garbo
waxaa isla hada ka furan baararka lagu cabo khamrada iyo daroogada
waxaa ku xigi doona in laga furo goobo ay joogaan naago jidhkooda ka ganacsada OO Ethiopian ah
goormayse dhici karaan waxas aan so sheegay waa marka ay guuri waayan ee ay daganadan qolyaha hada la leeyahay waa shaqaale
hadayse ka guraan xiliga uu dhamaado mashruuca wadada hada socota
waxa jirata iyadna hal shaqsi oo aha dadka degankas daga kuma laha hal tukaana waxa Iska dhax ganacsanya waa Ethiopian kaliya halkas waxa ku luntay xuquuqdii muwaadiniinta dag garbo ee ka dhax shaqaysan lahaa dadkaa
dhaman Shacabka dag garbo odayaasha dhalinyarada dhamntiin waxad isku dayaan inaad idhaha u badisaaan goobatan
waxa in la is waydiiyo mudan hada inaad dhawan la sugata waa dad xumadada
Amiin ahmed saleeye ✍️

Comments