Jigjiga24.com

 Waxa bilaabmey imtixaam ka xaqiijinta tayada Xirfad layaasha ee COC ga heerka 3aad tiro dhan 296 ardey ayaa ku qaadanaya xarunta wakaalada ee Caasimada Jigjiga.


Ardeydan ayaa wax ku barta kuliyada Caafimadka ee Jigjiga Health science college, waxa aaney iskugu jiraan qaybaha kala duwan ee culuumta Caafimaadka.


Marka ay hada dhameystaan heerka 3aad ee qiimaynta tayada Xirfadlaha ayaa waxey u gudbi doonaan heerka 4aad ee imtixaamka oo ah kan ugu danbeeya.


Dhamaad


Waxii faahfaahin ah kala xidhiidh Waaxda xidhiidhka dad waynaha ee Wakaalada Xaqiijinta Tayada Xirfadlayaasha ee Deeganka Somalida ( COC )




Comments

Popular posts from this blog

NOVEMBER 12, 2022

Ethiopia