Itoobiya ayaa heshiiskii ka joojisay shirkadii shidalka ku hawlanayd ee POLY-GCL.

 



Shacabka Deeganka ayaa shirkadan dhib ku qabay,waxaa jirtay daddaal ay sameeyen xildhibaano Deeganka ka tirsan oo lagu doonayay in lagu helo lacago loogu tallo galay horumarinta dadka deggan agagaarka shidaalka laga qodayo.[Hormarka asaasiga ah,waxbarasho,biyo iyo xarruumo cafimaad]


Waxaan surtagalin in shirkadan laga soo dhiciyo xuquuqihi ay ku lahaayen dadka ku nool agagaarka ceelasha ee ay dhibaatadu saamaysay.


W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)

                        VOSS TV

Comments

Popular posts from this blog

NOVEMBER 12, 2022

Ethiopia