Somalia
Genaral Odawaa "Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya wuxuu cadeeynayaa inaysan waxba ka jirin sheegada kooxda Nabadiidka Al-shabaab oo ah inay askar katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku dileen degaanka Nambar 60 ee Gobolka Shabeelaha hoose.
Waxaan Ummadda Soomaaliyeed u cadeeyneeyna inuu warkaasi yahay mid aan sal iyo raad lahayn oo been abuur ah.
Ugu dambeeyn ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya wuxuu u taagan sidii dalka oo dhan looga nadiifin lahaa Argagixisada dhibaatada ku heeysa Shacabkeena qiimahan..."Genaral Odawaa "Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya wuxuu cadeeynayaa inaysan waxba ka jirin sheegada kooxda Nabadiidka Al-shabaab oo ah inay askar katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku dileen degaanka Nambar 60 ee Gobolka Shabeelaha hoose.
Waxaan Ummadda Soomaaliyeed u cadeeyneeyna inuu warkaasi yahay mid aan sal iyo raad lahayn oo been abuur ah.
Ugu dambeeyn ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya wuxuu u taagan sidii dalka oo dhan looga nadiifin lahaa Argagixisada dhibaatada ku heeysa Shacabkeena qiimahan.
.."

Comments