Posts

Ethiopia

Image
   Wasaaradda Maaliyadda oo kaashanaysa Bangiga Ganacsiga ee Itoobiya ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay kaadhka iibka ee dawladda.  Kaarkaan waxaa loogu talagalay in lagu xoojiyo hay'adaha si ay u sameeyaan iibsiyada dhijitaalka ah oo ay fududeeyaan ka faa'iidaysiga kharashyada dawladda, Fana Brodcasting Corporation ayaa sheegtay.  Gudaha Itoobiya, qayb la taaban karo, ilaa saddex meelood laba, miisaaniyada dawladda waxaa loo qoondeeyay hawlaha wax iibsiga.  Hirgelinta kaadhkani waxa uu la jaan qaadayaa hirgelinta nidaamka wax iibsiga ee dawladda ee elegtarooniga ah (eg), kaas oo ay ka faa’iidaystaan ​​ku dhawaad ​​170 hay’adood oo dalka oo dhan ah.  Kaarkan oo loo dhigay ka mid ah nidaamka egp, kaarkan si istiraatijiyad ah ayaa loo horumariyay si loo casriyeeyo loona casriyeeyo hababka wax iibsiga dawladda iyadoo sidoo kale wax laga qabanayo arrimaha iyo walaacyada khuseeya.  Munaasabadan oo ahayd mid lagu daah furayay mashruucan ayaa waxaa goob joog ...
  Ethiopian Red Cross Society (ERCS) is looking for consultancy services. Click through their latest postings and see if you are a fit. Click here to learn more: https://www.ethiojobs.net/company/72363/Ethiopian-Red-Cross-Society-%28ERCS%29/
  Software Engineer – IDDS Project needed! Company: Reach Ethiopia Location: Addis Ababa Employment type: Full time, Requirement/Qualification: Bachelor’s degree in computer science, software engineering or similar field. 5 years and above of experience in software development At least 1 year experience as Node.js developer Deadline: Aug 5, 2023 Click here to learn more: https://www.ethiojobs.net/display-job/491935/Software-Engineer-%E2%80%93-IDDS-Project-(Re-Advert).html Category: #Engineering , #Science and #Technology

DHACDADII RAASO

Image
Ahmed Siyad, ayaa Wasiirka Madaxtooyada wax ka waydiiyay dhacdadii Raaso ka dhacday (3-dii September, 2020) ee lagu laayay caruurta yaryar  Ahmed siyad, ayaa su'aasha sidan u waydiiyay Wasiirka Madaxtooyada. "3-dii bishii September 2020, Xiligii Xuseen qaasim uu Hogaanka Nabadgeliyada aha waxaa raaso lagu dilay ciyaal shacab ah lix caruuraa ku dhimatey 14 qofna way ku dhaawacmeen, Ciyaalkaasi arday bay ahaayeen waxay ku mudaharaadeen booliska laakin waxaa loo isticmaalay xabad nool, dadkaasi markay dhinteen xuseen qaasim oo BBC-du wareysayey wuxuu kaga jawaabay "Shaqaaqo yar" meel lix qof ku dhimatey 14 qofna ku dhaawacantey sidey u noqotey shaqaaqo yar...? "Xuseen qaasim wuxuu sheegay in caruurtaasi weerrareen xerada booliska sidaana loo laayay markaa ma sedex jiro iyo lix jiro ayaa caruurta lagu laynayaa...?" ayuu yidhi Axmed siyaad. Wasiirka Madaxtooyada Xuseen Qaasim ayaa sidan uga jawaabay. "Raaso waxaa ka dhacay khilaaf, hadii dadka dldowladdu dh...

Ethiopian airlines

Image
 DEG DEG Shirkadda duulimaadyada Itoobiya ayaa hakisay safaradii diyaaradaha ee tagayay Deeganka Axmarada.Guud ahaan waa la hakiyay ilaa shalay sababo la xidhiidha dagaalka ku fiday deegankaas ee u dhaxeeya kooxda Fano iyo Milatariga Itoobiya.                 

Somalia

Image
 

Xil ilhaan cumar

Image
 Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku baaqday in Dowlada Mareykanku ay dib u bilowdo gargaarkii cunnada ee Itoobiya la siin jirey. Warqad ay Ilhaan Cumar u dirtey maamulaha haayada USAID, Samantha Power ayay kaga codsatey in dib loo bilaaabo gargaarkii mucaawimada ahaa ee la siin jirey Itoobiya. Waxayna xildhibaan Ilhaan Cumar sheegtay in joojinta gargaarka cunada ee Itoobiya la siin jirey ay halis wayn galineyso malaayiin Itoobiyaanaa oo qarka u saaran Macaluul.  Mareykanka ayaa Itoobiya siin jirey gargaarka cunada ee ugu balaadhan Dunida, balse Washington ayaa horaanta June kadib joojisey gargaarkaasi kadib markii Maamulka Itoobiya ay ku eedeeyeen iney gargaarka kula kaceen xatooyo ay isku duba rideen tuugo ka tirsan Dowlada dhexe iyo dowlad Deegaanada.